Posts in the ‘Jirrooyinka Dhaxalka/lagu dhasho’ Category

Faruurnaanta

Faruurnaanta waa dhacdo caafimaad oo ilmaha inta ay uurka ku jiraan timaada,  ayna ku dhashaan iyadoo bishinta kore ama dhab-xanagu ay ka muuqato isku imaatin la’aan ay jeexnaani ka muuqato. Cunugaaga bishimihiisu waxay askunmaan asbuuca shanaad ee uurka,  halka dhabxanaga uu samaysmo asbuuca labo iyo tobnaad ee uurka hooyada. Nudayaasha bishimaha iyo dhab-xanagu si isle’eg

Hemofiliya

Jugta iyo xagtinka gaarta maqaarka carruurta waa mid caadi ah oo maalin walba carruurta koraysaa la kulmaan. Baaskiil laga dhaco, dhagax lagu dul kufo iyo lugta oo lala waayo banooniga waxay keenaan dhaawac ama dhiig-bax gudaha ah oo soo gaara jirka carruurta. Si kastaba ha ahaatee, carruurta qabta cuddurka hemofiliya(hemophilia) haddii ay ku dhacaan dhaawacyadaasi

Down Syndrome

Cuddurkaan Down Syndrome waxaa markii ugu horaysay sharaxay oo loogu magacdaray dhaqtar Ingiriis ahaa oo la oran jiray John Langdon Down sannadkii 1866dii. Cuddurkaan waa cuddur lagu dhasho oo ka yimaada marka dhaxal-sidayaasha ama Koromosoomada waalidiinta u gudbiyaan tafiirtooda ay si khalad ah u qaybsamaan. Staatikis ahaan 700 ilmood oo dhalata hal cunnug ayaa ku

Autism – Sirgaxan

Cudurkaan afka qalaad lagu yiraahdo Autism waa mid ku cusub Soomaalida ama waxaa laga yaabaa inuu muddo jiray,  laakiin aan la xaqiijin jirin.  Sidaas awgeed, u malaynmaayo inuu jiray magac-bixin Soomaali ah oo uu leeyahay. Waxaan qiyaasayaa inaan ahay qofkii ugu horeeyay oo qoraal ahaan ku soo gudbiyay. Waxaan Qiyaasay maadaama uusan magac hore Soomaalida

Kor-cadaad-Albanism

Cudurka Albiino waa cuddur la iska dhaxlo,  oo ah marka maqaarka, indhaha iyo timaha uu ku yar yahay midabka ama dhibcaha la yiraahdo Melanin. Wuxuu ku dhacaa dhirta, aadamiga iyo xayawaankaba. Carruurta ku dhalata calaamada ugu horaysa waa maqaarka iyo timaha oo caddaada oo aan midab lahayn.   Soomaalidu waxay ku qaladaa cuddurkaan barasta oo ah

Daadah on Twitter

Nagala Soo Xiriir

Mowduucyada ku jira daadah® waxaa loo isticmaali karaa wacyigalin caafimaad oo kaliya. Haddii jirro ama shiddo caafimaad jirto la tasho dhakhtarkaaga.