Posts in the ‘Neef-mareenka/Wadnaha’ Category

Hargabka – Common cold

Hargabka ama Dureyga waa cuddur faafa oo si baahsan la isagu gudbiyo. Wuxuu ku dhacaa qaybta sare ee habdhiska neefsashada ee kala ah sanka, cunaha,iyo gododka sanka. Hargabka waxaa keena ugu yaraan labo boqol oo nooc jeermiska Fayraska ah oo kala duwan. Nooca ugu balaaran ee keena hargabka waxaa la yiraahdaa Rhinoviruses. Carruurtu wax badan

Nimooniya – Pneumonia

Waxaad maqashaa carruur banaanka ku ciyaaraysa galabkii mar cirku soo hooray. Waalidiintu way ku qayliyaan carruurtii, “carruureey soo gala gudaha yaan qaboow idin galine”. Laakiin Qaboowgu ama nimooniyadu maxay tahay? Mise laga qaadaa hawada qaboow sida roobka da’aya oo kale. Soomaalidu cuddurkaan magacyo badan bay u taqaan. Waxaa ka mid ah magacyadaas Qaboow, oof-wareen, qaar-jeex

Bronchiolitis

Bronchiolitis waa caabuq ama infection ku dhaca tuubooyinka yar yar(Bronchioles) ee sanbabka ee hawadu marto. Inta badan caabuqaan waxaa keena jeermiga Viruska, wuxuuna haleelaa carruurta ka yar labo sanno. Sidoo kale, inta badan wuxuu ku dhacaa carruurta aan naaska la nuujin ama ku nool meelaha isku-raranta ah. Caadiyan hawadu waxay jirka ka soo gashaa sanka,

Maqaalada

Daadah on Twitter

Nagala Soo Xiriir

Mowduucyada ku jira daadah® waxaa loo isticmaali karaa wacyigalin caafimaad oo kaliya. Haddii jirro ama shiddo caafimaad jirto la tasho dhakhtarkaaga.