Posts in the ‘Qanjirada marin la’ / Dhiigga’ Category

Leukemia ama kansarka dhiigga

Leukemia waa kansarka dhiigga ku dhaca. Kansarkaani wuxuu ka biloowdaa dhuuxa lafaha dhexdooda ku jira. Dhuuxu waa nudayaasha laga sameeyo unnugyada dhiigga. Qofka caafimaadka qaba dhuuxa dhexdiisa waxaa lagu sameeyaa: White blood cells:  oo ah unugyada cad-cad ee dhiigga. Unugyada cad-cadi waxay jirka ka difaacaan jeermisyada cuddurada keena. Red Blood cells:  oo ah unugyada cas-cas

Sonkorowga – Diabetes Millitus

Kaadi-sonkorowgu waa cuddur ka yimaada marka dhiigga ay saa’id ku noqoto xaddi badan oo sonkor ah. Nooca la yiraahdo type 1 Diabetes wuxuu inta badan ku dhacaa carruurta, halka Type 2 diabetes uu ku dhaco dadka waawayn marka ay gaaraan inta badan sannada afartanaadka. Marka ilmuhu ama wax cuno ama cabo habdhiska dheefshiidka ee jirku

Aneemiya – Dhiig la’aan

Inta aan loo galin sharaxaada Aneemiyada ama dhiig la’aanta waxaa fiican in la fahmo baahida aadamiga ee neef-qaadashada. Isku day waxoogaa yar in aad neefta isku celiso.  Muddo yar ka diba ma adkaysan kartid,  waayo waxaad u baahan tahay ogsijiin si aad u noolaato. Taasi waxa weeye in sanbabadeenu jiidaan ogsijiin jirkeenu u baahan yahay

Maqaalada

Daadah on Twitter

Nagala Soo Xiriir

Mowduucyada ku jira daadah® waxaa loo isticmaali karaa wacyigalin caafimaad oo kaliya. Haddii jirro ama shiddo caafimaad jirto la tasho dhakhtarkaaga.