Homepage

KU SOO DHAWAADA DAADAH.COM

Boggaan ama webkaan waxaan u hibaynay  carruurta Soomaaliyeed
iyo waalidiinta. Halkaan waxaa ku kaydsan mowduucyo caafimaad oo
ku saabsan daryeelka ubadkeena. Waxaan ugu talagalay in waalidiinta
iyo adeegayaasha caafimaadku u isticmaalaan sidii maktabad
elektaroonig ah.

Naas-nuujinta

NAAS-NUUJINTA: Go’aanka hooyanimada iyo naas-nuujintu waa mid waajib diini ah. Mawaadiicda diiniga ah iyo xirfadlayaasha caafimaadka carruurtu waxay isku raacsan yihiin in ilmaha naaska la nuujiyo ugu yaraan sannad. Diinta Islaamku in ka badan sannad in naas-nuujintu socoto ayayba qabtaa.Sii akhri→ 

Cudurka Jadeecada

JADEECADA: Cuddurka Jadeecada waxaa keena jeermiga Viruska. Waa cuddur dilaa ah oo ku dhaca inta badan carruurta yaryar ee jira 1-4 sanno. Waxaa laga yaabaa inuu horseedo caabuqa dhegaha, Nimooniya, menengitis iyo bararka maskaxda ama geeri. Cunnug kasta oo aan la talaalin way ku dhici kartaa jadeecadu..Sii akhri→ 

Cuddurka Dabaysha

CUDDURKA DABAYSHA: Cuddurka dabaysha waa cuddur la is-qaadsiiyo ah oo dilaa ah, kuna dhaca inta badan carruurta ka yar 5ta sanno. Waxaa keena nooc fayras ah oo la yiraahdo Poliovirus oo weerara habdhiska darreen-wadayaasha ee jirka. Wuxuu naafayn karaa …Sii akhri→

” Daadah.com: Mid ka mid ah mareegaha Soomaalida kuwa ugu waxtarka badan”

~ Yaxye Warsame

CONNECT WITH US

Daadah on Twitter

Nagala Soo Xiriir

Mowduucyada ku jira daadah® waxaa loo isticmaali karaa wacyigalin caafimaad oo kaliya. Haddii jirro ama shiddo caafimaad jirto la tasho dhakhtarkaaga.