Faruurnaanta
Faruurnaanta waa dhacdo caafimaad oo ilmaha inta ay uurka ku jiraan timaada, ayna ku dhashaan iyadoo bishinta kore ama dhab-xanagu ay ka muuqato isku imaatin la’aan ay jeexnaani ka muuqato. Cunugaaga bishimihiisu waxay askunmaan asbuuca shanaad ee uurka, halka dhabxanaga uu samaysmo asbuuca labo iyo tobnaad ee uurka hooyada. Nudayaasha bishimaha iyo dhab-xanagu si isle’eg