Posts Tagged ‘kaadihays’

Caabuqa kaadimareenka ee carruurta

Inta aanaan sharaxin sida uu ku yimaado caabuqa kaadimareenka ee carruurta waxaan yara iftiiminaynaa qaybaha habdhiska kaadimareenka iyo shaqadooda. Habdhiskaani wuxuu ka mid yahay hannaanka qashin-saarka ee jirkeenu isaga saaro waxyaalaha haraaga ama wasakhda ah sida qashinka, sunta iyo kiimikooyinka khatarta ah ee jirka soo gala. Habdhiskaani wuxuu jirka bannaanka uga saaraa kaadida oo ah

Maqaalada

Daadah on Twitter

Nagala Soo Xiriir

Mowduucyada ku jira daadah® waxaa loo isticmaali karaa wacyigalin caafimaad oo kaliya. Haddii jirro ama shiddo caafimaad jirto la tasho dhakhtarkaaga.