Posts Tagged ‘madax-xannuun’

Qandhada Tiifoowga

Erayga Tiifoow Soomaalidu waxay ka keentay magacbixinta afka qalaad oo lagu yiraahdo Typhoid fever. Cuddurkaan waxaa keena jeermiga baakteeriyada ee la yiraahdo Salmonella Typhi. Qandhada tiifoowga waa la daawayn karaa,  laakiin haddii aan la daawayn waxay horseedi  kartaa inay dhibaatooyin ama dhaawac gaarsiiso jirka. Baakteeriyada keenta qandhada tiifoowga (Typhoid) waxay inta badan ku nooshahay jirka binu-aadamka,  oo

Maqaalada

Daadah on Twitter

Nagala Soo Xiriir

Mowduucyada ku jira daadah® waxaa loo isticmaali karaa wacyigalin caafimaad oo kaliya. Haddii jirro ama shiddo caafimaad jirto la tasho dhakhtarkaaga.