Qarowga Ilmaha
Soomaali ahaan erayga qarowga waxaa lagu macneeyaa riyo naxdin leh oo qofku hurdada kala soo bardado. Carruurta yar yar qarowgu aad buu ugu badan yahay, gaar ahaan kuwa jira 3-6 sanno. Xilligaani waa marka ay carruurtu dareemaan cabsida iyo dunida inay jooggaan waxyaalo khatar galin gara naftooda. Sidaas awgeed, qarowga ilmaha iyo riyooyinka naxdinta