Posts Tagged ‘xafiiltan’

Xafiiltanka walaalaha

Haddii aad carruur leedahay waad garan kartaa sida mararka qaarkood ay u dhib badan tahay sidii gurigaaga ama reerkaaga aad u joogtayn lahayd nabadayntiisa.  Hal daqiiqo carruurtaadu waa heshiis oo si wanaagsan bay u wada macaamilmayaan ,  daqiiqada ku xigtana waxaad arkaysaa iyadoo midiba midka kale luqunta ugu jira. Waa dabiici in carruurta walaalaha ah

Maqaalada

Daadah on Twitter

Nagala Soo Xiriir

Mowduucyada ku jira daadah® waxaa loo isticmaali karaa wacyigalin caafimaad oo kaliya. Haddii jirro ama shiddo caafimaad jirto la tasho dhakhtarkaaga.