Daadah.com waa mareeg ama bog caafimaadka carruurta ah oo lagu kaydiyay maqaalo caafimaad oo sharaxaya caafimaadka ubadkeena. Mareegtaan waxaan u hibaynay waalidiinta iyo carruurta Soomaaliyeed.
Waxaan kale oo aan ugu talagalay in boggaan loo isticaamaalo sidii maktabad electroonik ah oo ku dhextaal internet oo afkeena hooyo ku qoran. Boggaan waxaa kale oo uu caawinayaa adeegayaasha caafimaad inuu u noqdo muraajaco cilmiga caafimaadka.
MAQAALADII UGU DAMBEEYAY
CUDURKA COVID-19 IYO CARRUURTA
by admin
QAROWGA ILMAHA
by admin
SUUL-NUUGISTA
by admin
XAFIILTANKA WALAALAHA
by admin
HURDADA IYO CARRUURTA
by admin